Screenshot 2020-12-14 at 13.21.16.png

Ku Saabsan Abshir

Musharaxa shacabka ee Madaxweynaha Soomaaliya.

Sannadkii 2019, Abshir wuxuu aasaasey xisbi siyaasadeed, Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka (XIM) oo mabaadii'da laf-dhabar u ah ilaalinta iyo kor u qaadista xuquuqda aadanaha, xorriyadaha aasaasiga ah iyo u heellanaanta la dagaallanka xagjirnimada iyo musuqmaasuqa.

Abshir waa hantile iyo ganacsade guulaystay, leh karti hoggaamineed iyo xiriir caalami ah oo adag.

Wuxuu La-Tataliye u ahaa Kooxda Xiriirka QM ee Burcad Badeeda Soomaalida, wuxuuna dowlada Soomaaliya wakiil uga ahaa Xafiiska Arimaha Dibada & Barwaaqo Sooranka UK, Wasaarada Arimaha Dibadda Faransiiska iyo Hayaddihii Midowga Yurub ee Brussels tan iyo 2004.

Sawirka Gianluca Santoro