Musharax Madaxweynaha

Jamhuuriyadda Soomaaliya 2026

Abshir waa ganacsade caalami ah, ku faano hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, haddii uu madaxweynenimaduns ku guulaysto wuxuu baal cusub dahabi ah u furi doonaa dalkiisa oo dagaallo iyo kala-qaybsanaan saameeyeen.

RAJO. NABAD. AMNI

 

— Abshir Aden Ferro

Group.png
 
somali-flag-national-flag-somalia-africa-flag-of-somalia-besthqwallpapers.com-3200x1800.jpg
WhatsApp-Image-2020-10-13-at-13.18.47.jpeg
 

Buugga

Buugga Abshir waxaa si weyn loogu yaqaannaa in uu yahay kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee murashax ku muujiyo waxqabadkiisa iyo himilooyinkiisa buug la daabacay ka hor doorashada. Abshir wuxuu u arkay tani fursad uu ku kasban karo dhalinyarada Soomaaliyeed, kuwaas oo uu la wadaagay khibrado kala duwan, sidoo kalena inuu dunida inteeda kale ka wacyi galiyo arrimaha ugu muhiimsan ee qaranka iyo mandaqadu wajahayaan.